X

Muuse Biixi oo ka aamusan hub Berbera ka soo degay

Xisbiga Faysal Waraabe ayaa sheegay inay soo arkeen hub yaala dekedda Berbera oo la sheegin cida iska leh. Maamulka Somaliland ayaa waxa hub soo geliya wadamo la yaqaano kadibna sheega in si sharci daro ah ku soo galeen.


Waxa hubkaas inta badan la soo dejiyaa xilliyada maleeshiyada SNM weerar ku qaadayso gobolada Sool iyo Sanaag halkaas oo siyaasad xumada taala goboladaasi u saamaxdo inay lacago ku kasla seexiyaan.


Lacagta lagu kala seexinayo ayaa ah lacagta bugta ah ee lagu sameeyo Hargeysa kadibna lagu bedesho doolarka xalaasha sida uu ku waramayo Xuseen Warsame.

Xisbiga Faysal Waraabe ayaa sheegay in hubkaas oo u badan booshado iyo kuwo kale ay tahay in Muuse Biixi ka hadlo.

Maxamed Yusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.