X

Muuse Biixi oo ka calaacalay Boqor Buurmadow

Muuse Biixi ayaa markii ugu horeeyay ka calaacalay Bowor Buurmadow oo ciidan beeshiisa geeyay Sool. Muuse Biixi ayaa yiri xan badan ayaa jirta Buurmadowna waxaan leehay dalka nabad ku soo dabaal oo dadkan aad telefoonka ku wado jooji.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.