Muuse Biixi ayaa ka calaacalay dacwada dawlada Somaliya ka gudbisay shirkada DP World. Muuse Biixi ayaa taariikh been la soo hor fariistey dhalinta hor fadhida ee jooga Hargeysa.
Wuxuu hambalyo u dirayaa hogaamiyaha ku guulaystey doorashada xisbiga talada haye ee Itoobiya. Wuxuu Jabuuti u sheegay in ayna jirin wax khilaafa arinta DP World.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=EfcGso09J7U[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS