X

Muuse Biixi oo ka calaacalay dawlada dhexe ee Somaliya Puntland-na amaanay

Muuse Biixi ayaa ka calaacalay dawlada dhexe ee Somaliya Puntland-na amaanay. Muuse Biixi ayaa sheegay inuu jecelyahay reer Puntland asagoo aan soo bandhigin wuxuu ku dhamaynayo dagaalka uu ku qaaday gobolka Sool. Wuxuu isku dayay inuu soo dhaweysto Puntland Farmaajana fogeeyo.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=P7IC36rrwbc[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.