X

Muuse Biixi oo ka faaiideystay hadalkii maamul goboleedyada ee deeqaha

Muuse Biixi ayaa ka faaiideystay hadalkii maamul goboleedyada ee deeqaha. Maamul goboleedyada ayaa sheegay inay taageereen go’aan dawladu soo saartey oo ah in la joojiyay mashruuc si gaara wax loogu siin jirey maamulka Muuse biixi una isticmaalo inuu ku gumaado beelaha kale.


“Midnimo la raadiyo iyo in nalaga go’doomiyo deeqaha Caalamka ma ahan kuwo isqabta,iyaga oo iska kaashanaya dowladda Federaalka ah iyo dowlad Goboleedyada ayuu yiri Madaxweyne muuse Biixi.


Muuse Biixi ayaa dhinaca kale sheegay in hawlaha dekedda Berbera uu Imaaraadku bilaabayo bisha soo socota isla markaana la diyaarinayo wadada isku xirta Berbera iyo Itoobiya.

Lama garan karo in Itoobiya ay dhankeeda sii wadi doonto mashruucaas.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.