X

Muuse Biixi oo Ka fakadey odayadii reer Awdal shalay

Caaqil Axmed Cige Salsal ayaa Ka waramay sida Muuse Biixi uga fakadey odayadii reer Awdal iyo aqoonyahano sugaayay inuu qanciyo arinta saamiga xilli kuwa ku jira maamulkisa ay ganafka ku dhufteen in hadda loo baahan yahay saami qaybsi.


Caaqilka oo Ka Hadley arinta ayaa sheegay in Muuse Biixi u yimi oo keliya jaamacada uuna ka codsadey in dib loo dhigo Ka hadalka saamiga isaguna u yeedhi doono.


Socdaalka Muuse Biixi ee Boorama ayaa lagu xaqiijinaayay in magaalada caadi tahay kadib markii uu iska horeysiiyay odayaal.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.