X

Muuse Biixi oo ka qayliyay cunaqabataynta hubka laga qaadayo Somaliya

Muuse Biixi ayaa ka qayliyay cunaqabataynta hubka laga qaadayo Somaliya. Afhayeen u hadley waaxdiisa IGAD ee maamulka Muuse Biixi ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado. Ingiriiska ayaa u gudbiyay QM in cunaqabatanta saaran Eriteriya laga qaado waase diidey in mid la mida laga qaado Somaliya.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=RfFNibmNIIE[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.