X

Xaasaska argagixisada ee sida raaxada ugu nool Balad Xaawo oo amaro la duldhigey

Xaasaska argagixisada ee sida raaxada ugu nool Balcad ayaa amaro la duldhigey. Caruurta ay dhaleen kooxda gaalayntu ayaa wadamada Yurub iyo Somaliya si raaxa leh ugu nool maka kuwa qaba ay xasuuqayaan hooyooyinka kale iyo dadka kale ee Muslimiinta ah.


Gudoomiyaha magaalada Maxamuud Xayd Cusmaan ayaa sheegay in xaasaska argagixisadu sii joogi karin magaalada ayna u tagaan kuwa qaba nala noolaadaan.


Amarkan ayaa markii uu soo baxay waxa ka qayliyay argagixisada oo sheegay hadduu ka laaban waayo in ay dili doonaan, waxayna ka codsadeen ganacsatada inay caawiyeen.

Dawlada Somaliya ayaa u ogolaatey xaasaska argagixisada inay si raaxo leh ugu noolaadaan dalka, taas oo ka dhigin macaanka diinteena.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.