Muuse Biixi ayaa ka qayliyay dadkii Hargeysa oo la waayay meel lagu aaso. Waxaan gaarney diciifnimo awgeed inaan weyno meel dadkii lagu aaso ama loo baryo dad dhulkii sheeganaya. Muuse Biixi ayaa banaanka soo dhigey diciifnimada maamulka la baxay Somaliland.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=O3uSUfSksck[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay