Muuse Biixi ayaa ka soo noqdey Addis ababa diideyna inuu ka hadlo safarkiisa. Muuse Biixi ayaa dhiig ku bilaabay maamulkiisa ayadoo laba usbuuc kahor uu weerar ku qaaday Tukaraq.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=o_ZA_fm_QPA[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS