22/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo ku adkeystey in xildhibaan Dhakool u xirnaado

Afhayeenka Muuse Biixi ayaa dacwad la soo hor fariistey saxaafada uu eedaynayo gudoomiye Ciro oo shalay si adag uga hadley xariga xildhibaan Dhakool ee welli u xiran Muuse Biixi.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS