08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo ku boodey xukuumada Somaliya diideyna inuu suldaankiisa afka qabto

Muuse Biixi ayaa ku boodey xukuumada Somaliya diideyna inuu suldaankiisa afka qabto. Muuse Biixi oo dhiig ku bilaabey bishii uu joogey iyo barakicin dad Somaliyeed ayaa Puntland iska indhatirey kuna boodey xukuumada Somaliya.



Ciidanka Puntland jooga oo kala jabsan ayaan koob shaaha u kabanayn haday Woqooyiga u soo dhaqaaqaan, waxase muuqata hadalka Muuse Biixi Ilaahow kanyar iga celi kan weyna igu sii daa.



Hadalka Muuse Biixi ayaa ah kii lagu yaqaaney ee jaahilnimadu iyo isla weynidu ka muuqatey.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=EF8bwY1aJF0[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS