Muuse Biixi ayaa kulan kale la qaatey C/raxmaan Ciro iyo Faysal Waraabe. Kulankan oo la sheegay inuu codsadey Muuse Biixi aya ka dhacay aqalka Muuse Biixi ee Hargeysa.
Kulankan ayaa u eg igu sawira mana jiraan wax la filayo inay ka soo baxaan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=45QY8E-I4cg[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay