November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Muuse Biixi oo la wareegay shidaalka soo gala maamulka

Muuse Biixi ayaasi toosa ula wareegay shidaalka maamulka uga soo dega Carabaha. Muuse Biixi oo watbixon soo saaray ayaa sheegay in hadda wixii ma dambeeya uu maamulkisa keliya soo dejin Karo shidaal.




=”text-align: justify;”>Muuse Biixi ayaa la filayaa inuu qaraabadiisa ku wareejiyo soo dejinta shidaalka Isla markaana noqdaan cida keliya ee keeni karta.



p style=”text-align: justify;”>Waxa jiray shidaalo buga oo maamulka uga yimi Yaman oo ay keeneen Isla ganacsatada ku xiran Muuse Biixi haddase wuxuu si caadiya ugu gacangeliyay eheladiisa ayuu yiri Xuseen Warsame

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS