21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo lagu helay inuu jufadiisa ka buuxiyay jagooyinka xisbiga

Xisbiga Wadani ayaa qarxiyay in horjooge Muuse Biixi ka buuxiyay jagada xisbiga Kulmiye jufadiisa hoose si codad dheeraada uu ku helo. Jagooyinkan ayaa bixiyay ninku magacaabay agaasimaha shaqada oo halkii shaqooyinka loo qaybin lahaa dadka wada dega uu keligii ugu shubtey jufadiisa.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS