17/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo loo sheegay inuu soo daayo dadka uu xidhey

Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Waraabe ayaa sheegay inuu dhexdhexaadin Ka galay qaska Muuse Biixi Ka bilaabay magaalooyinka maamulka Somalilaan. Waxa taas Ka daran dadka uu jeelka Ku gurey oo hadda xad-dhaafay. Waxaan u shegnay inuu sii daayo masuuliyiinta uu jeelka Ku gurey ayuu yiri Faysal Waraabe.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS