X

Muuse Biixi oo magacaabay gudoomiyeyaal cusub iyo hal gudoomiye ku xigeen

Muuse Biixi ayaa magacaabay gudoomiyeyaasha gobolada Somaliland iyo hal gudoomiye ku xigeen oo ah hay’ada qoxootiga iyo barakacayaasha.

Hadaba liiska Muuse Biixi soo saaray ayaa u qornaa sidan hoose.



1.Maxamed Axmed Caalin Yuusuf (Tiimbaro) Guddoomiyaha Gobolka Sanaag

2. Xamse Maxamed Cabdi Axmed Guddoomiyaha Gobolka Togdheer

3. Jaamac Xaaji Axmed Cabdi Muuse Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex

4.Cabdiraxmaan Axmed Cali Muuse Guddoomiyaha Gobolka Awdal

5. Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Guddoomiyaha Gobolka Gabiley

6. Yaasiin Maxamed Shide Ibraahim Guddoomiyaha Gobolka Hawd

7. Axmed Maxamed Xaashi Ducaale Guddoomiyaha Gobolka Saraar

8. Mawliid Maxamed Nuur Warsame Guddoomiyaha Gobolka Salal

9. Maxamuud Warsame Jaamac Cali Afhayeenka Madaxweynaha

10.Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Maxamuud La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada

11. Khadar Sh. Cabdillaahi Sh. Cali Jawhar Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka



Gobollada Saaxil, Sool, Badhan, Daadmadheed, Buuhoodle iyo Xaysimo waxa xilka guddoomiyenimo sii ahaanaya Guddoomiyeyaasha hadda xilka haya.

Soo akhrintii Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.