X

Axmed Madoobe oo xanaasada kala noqdey xildhibaan ka tirsan maamulkiisa

Axmed Madoobe ayaa xanaasada kala noqdey xildhibaan ka tirsan maamulkiisa. Xildhibaanka xasaanada lagala noqdey ayaa lagu magacaabaa Axmed Cabdi Xasan.



Xildhibaanka ayaa lagu eedeeyay in uu hareer maray hanaanka Anshaxa ee u degsan Jubbaland.

Hoos ka akhri sababaha kale.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.