sulMuuse Biixi ayaa markale jeelka u taxaabay Suldaan Cune oo ka mida suldaanada waaweyn ee beesha Garxajis (ISAQ) kuna nool magaalada Burco. Suldaan Cune ayaa marar badan runta qarxiyay waana ta lagu xirey hadda.
Gacanyaraha Muuse Biixi ee Jeegaanta ee Maxamed Kaahin ahna wasiirka gudaha ayaan jeclaysan hadalada Suldaan Cune ee ku aadan maamulka iyo dagaalka Ceel-Afweyn.
Sida caadiga ah maamulka Muuse Biixui ayaan ka hadal sababta Suldaan Cune jeelka ay ugu taxaabeen waxase cad iyo ay tahay hadalada uu runta ka sheegay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay