19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo markale ku boodey madaxda Somalida dagaalka uu ku qaadey Tukaraq

Muuse Biixi ayaa markale ku boodey madaxda Somalida dagaalka uu ku qaadey Tukaraq. Dagaalka uu Muuse Biixi ku qaaday Tukaraq ayaa waxa ku dhintey dhalinyar shilimaad la siiyo oo aan garanayn waxay u dagaalamayaan.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Y05ULtyH_gw[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS