Horjoogaha maamulka Somalilaan oo Ka hadlaayay is dhexgalka dadka walaalaha aan nahay ee Oromada ayaa Ku fashilmey inuu gikir cusub Ku soo kordhiyo doorashada uu Ku fadhiyo. Wuxuuse redo la fuuley gaalada bixisa lacagta doorashada.
“Wax markayna gacanteena Ku jirin was dhib ee laga sugaa qofkale. Dhib ugu weyn ee ina haystaa was xagga lacagta, ayadoo ila wareedyo sheegayaan in lacagta badankeeda ay bixisay dawlada Imaaraadka.
Wuxui kaloo yaraystey goleyaasha iska fadhiyo sidii loo yarayn lahaa ama loo bedeli lahaa si lacagta ay fadhiya Ku cunaan dib loogu celin lahaan masaakiinta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay