X

Muuse Biixi oo markale kulan la qaatey saaxiibadii Kulmiye iyo Faysal Waraabe

Muuse Biixi ayaa markale kulan la qaatey saaxiibadii Kulmiye iyo Faysal Waraabe. Kulanka ayaa ujeedadiisa lagu sheegay mid laysaga difaacayo xukuumada Somaliya.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Vo9Qn3fwyBM[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.