X

Muuse Biixi oo markii ugu horeysay war fiican u sheegay dhalinyarta

Maamulka Muuse Biixi oo cuqdad la daba taagan dhalinta dhalatey burburka dalka kadib ayaa markii ugu horeysay u sheegay dhalinta siiba kuwaada kubada ciyaara inayna la bixin magacda ciyaaryahanada gaalada ah ee ay bareen idaacadaha gaalada ah sida BBCSomali iyo codka Maraykanka (VOA).


Somaliya ayaa laga daawan jirey ciyaro tayo leh sida kuwa Barasiil, Jarmalka iyo Talyaaniga halka dhalinta deegaanada Somalidu si fiican loo baray cityaaryahaba Ingiriiska oo ah kuwa ugu kliita aduunka.

”Wax saxaafadeed ka soo baxay waaxda ciyaaraha ee maamulka horjooge Muuse Biixi ayaa looga digey ciyaaryahanada inay la baxaan magacda ciyaaryahanada gaalada maadaama ay dad Muslima yihiin oo la baxaan magac iyagu leeyihiin.


Lama garan karo in amarkan uu leeyahay horjooge Muuse Biixi iyo inuu yahay mid waaxdiisa ciyaaraha ay iyagu garteen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.