X

Muuse Biixi oo qaatey lacag dawlada dhexe u soo martey

Horjoogaha maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa qayb ahaan qaatey lacag ay dawlada dhexe saxiixday oo ahayd laba mashruuc oo Kala ah Berbera iyo Muqdisho. Mashruucan ayaa loogu magacdaray Injineer Yariisow Allaa yarxamu.


Maxamed Yuusuf

Mashruucan ayaa markii uu soo baxay ee Muuse Biixi maqley sheegay inuu diiday wax Dawladda dhexe sopmmaray haddase munaafaqnimo hoosta Ka qaatey.


Maxamed Yuusuf

Lama garan Karo inta uu qaatey cadaan ahaan waxayse muujinaysaa in dhalinta Hargeysa iyo Burco been loogu sheegi in dawlada dhexe waxba iskaga xirneyn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.