X

Muuse Biixi oo sheegay inuu ogyahay ergadii afka iyo indhaha xidhatey ee codaysay

Wakiilka qaramada midoobey u joogey doorashada gobolada Woqooyi ayaa sheegay inay ergadu afka iyo indhaha u xirteen ayaga aad uga taxadaraya hargabka Karoona haddase ay siin doonaan casharo kale.


Ergada qaar ayaa ku kaftamay in qofka codaynaayay uu ahaa isla Muuse Biixi. Afahyeen u hadlay Muuse Biixi oo ka hadlay ergada sida xad dhaafka u xidhatey indhaha ayaa sheegay inuu ogyahay.


”Waan qaban doonaa markay Hargeysa ku soo noqdaan ayuu yidhi afhayeenku. Maamulkan halka beel ayaa cuqdad ka qaba Koofurta Somaliya waxana dhalinta magaalooyinka Hargeysa iyo Burco lagu akhrinaayay inay reer Koofurku dileen halka aan looga waramin dagaalkii dhiiga badan ku daatey u dhexeeyay isla beesha dhexe ee kumanaanku ka qaxeen guryahooda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.