09/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo shir jaraaid qabtey diideyna inuu xaliyo muranka doorashada

Muuse Biixi ayaa shir jaraaid qabtey diideyna inuu xaliyo muranka doorashada iyo cadaalad xumo baahsan oo ka jirta mamulkiisa. Muuse Biixi ayaa ku fashilmey in muddo ah inuu fiiriyo gudiga doorashada ee fashilmey iyo jufo siinta shaqaaleynta.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ZnBzoTnT0w4[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS