November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Muuse Biixi oo shuruurd cusub ku xushey dawlada Somaliya inay la hadasho

Horjoogaha Somaliland Muuse Biixi ayaa shuruud cusub ku xirey dawlada dhexe inay Kula hadasho. Shuruudahaas la’aantood ayaa horjooge Muuse Biixi sheegay in aanu la hadleyn madaxweyne Farmaajo oo weli aan afka u furin.



Shuruudahaas cusub iyo kuwii hore u jirey ayuu ku sheegay in loola dhaqmo Dal jira is araguna Ka dhaco Dal shisheeye ajaaniba damaanad qaadan.

Waa in dawlada dhexe xulanin dad reer Woqooyi oo horjooge Muuse Biixi ki sheego dad shaqao tagey ee ay ahayd inay goosadka la qaataan.



Dad badan ayaa ku qosley shuruudan cusub ee horjooge Muuse Biixi Keenay isagoo leh dal ii aqoonsada xilli beeshiisu xataa aqoonsanayn inuu horjooge u yahay oo lagu Kala tagey wixii la Oran jirey gooni goosadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS