X

Muuse Biixi oo sidii Siilaanyo guddi u saarsay saami qaybsiga

Muuse Biixi ayaa sidii Siilaanyo guddi u saaray saamiqaybsiga kadib markii uu shalay la kulmey odayada reer Awdal una sheegay inuu xalinayo. Guddigan Muuse Biixi u saaray ayaan waxba dhaamin kuwii Siilaanyo u saaray ayadoo ay ka dhigan tahay jugjug meeshiina naga jooga.



Maxaned Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.