Muuse Biixi oo siyaasadeeyay diyaarad daawo u sidey Sool dibna u celiyay. Dagaal beeleedka Sool ayaa la rumeysan yahay inay iska dileen 80 labada dhinacba. Waxana socota tola’ayda.
Diyaaradan ayaa la sheegay inay sidey daawooyin iyo inay qaado dhaawaca labada reer ee isku cuney tuulada Dhumey. Ilaa hadda lama garanayo waxay isku dilayaan.
Siyaasiyiinta Somaliland qaarkood ayaa cambaareeyay falka diyaarada looga celiyay Laascaanood. Maaha markii ugu horeysay ee Muuse Biixi celiyo diyaarad faaiido u leh dadka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay