Muuse Biixi ayaa u safrey Togdheer iyo safarkiisa oo aan lagu arkin wasiirada beeshiisa ee faraha badan iyo xataa weriyeyaasha beeshiisa ee ka buuxa telefishinkiisa lagu magacaabo SLNTV.
Muuse Biixi ayaa dhinaca kale ay la socdaan askartii ugu badneyd oo aan lagu arki jirin Siilaanyo. Dadka siyaasada maamulka indha indheeya ayaa qaba inay tahay fashilka ku yimi maamulkiisa ay boqolkiiba 60 yihiin jufadiisa.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Aeb6_oxCv5I[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay