X

Muuse Biixi oo soo gunaanaday ololaha xisbigiisa Kulmiye

ARAABINEWS

Muuse Biixi ayaa soo gunaanaday ololaha xisbigiisa Kulmiye. Doorashada maamulka Somaliland ayaa la filayaa inay dhacdo maalinta Isniinta ee bishani tahay 13-ka looguna beegay Isniin si goobjoogeyaashu u yimaadaan maalmaha iyagu shaqeeyaan.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.