X

Muuse Biixi oo soo rogey shaqaalaysin sida Carabta ah gaar ahaan ajaanibta

Maamulka fashilmery ee uu horklacayo Muuse Biixi ayaa wasaradiisa ruqsad bixinta caafimaadka ay soo saartey shaqaalaysiin sida Carabta ah oo ah in qofka la keeno u shaqayn karo oo keliya ka keenay.


”Waxa Woqooyiga dalka ka buuxa shaqaale ajaanib unabadan Kiniyaati ilaa Yugaandheeys haysta shahaadooyin bugga oo ah kuwa caafimaadka oo dad Somaliyeed daawo u doontaan ayay tiri waasiirada rusad bixinta.

”Dadka uu dhibaato u gaysto ajaanibkaas la keenay waxa masuuliyadeeda leh qofka keenay ayay tiri.


Maamul xumadda maaulkan ayaa keenay in dhalintii dhulka fadhiyaan ajaanib bug ahan ka shaqaystaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.