X

Xisbullah oo noqdey dawlada keliya ee ka taagan Lubnaan

Ururka Xisbullah ee ka jira Lubnaan oo noqdey dawlada keliya ee ka jirta dalkaasi. Banaanbaxyo bilaa akhlaaqa ayaa u dhacay wasaaradaha dalkaasi kadibna dibedda u tuuray warqadihii wasaaradaha ee qaranka.


ā€¯Waxaan soo xasuustaa Somaliya sidii akhlaaqda xumayd ee loo xadi jirey sirta qaranka ayna u xadi jireemn jabhaddi USC ee aadka u liidatay, aakhirkina iyagii dib isku cunay ayuu yiri Cali Calasow.

Wasiiro badan oo ku jira dawlada ayaa xalay ilaa maanta is casilay, xilli raiisal wasaaraha u wato wahaabiyada Sucuudiga uu sheegay in sida keliya ee lagu xalinayo burburka uu keenay qaraxii Lubnaan ay tahay doorasho degdega.


Waxase jira dibed baxayaal bilaa shaqo oo camal ka dhigtey inay dalkooda burburiyaan. Lubnaan ayaa la mida wadamada Afgrika ee sodonkii sano ee u dambeeyay ka so kabtey dagaal dhinacyo badana.

Ururka Xisbullah oo iyagu dhisan ciidan ahaan ayan wax rabshado ah ka dhicin aaga ay degan yihiin. Waxay hadda u daateen barlamaanka dalkaasi.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.