X

Muuse Biixi oo Taywaan u sheegay inay qodan karaan macdanta gobolka Awdal

Horjooge Muuse Biixi oo hadda dabada ay ku wataan Maraykanka ayaa Tawan u sheegay inay qodan karaan macdanta iyo dahabka ka buuxa gobolka Awdal. Wakiil beeshiisa hah oo u dirsaday Taywaan ayaa sheegay inay siinayaan fursadaa.


Waxa naga buuxa macdan iyo saliida iyo dahab farabadan ee lacag hana siininee kaalay gurta aan ka helno shaqo abuur yare ayuu u sheegay naagta Taywaan u talisa.


Tawaanoo Maraykanu wato ayaa inoogu keenay Hargeysa si ay ugu fushadaan danihiisa la dagaalanka bugta ah ee aanu waxba kaga qaadayn Shiinaha. Si kastaba ha ahaatee Taywaan ayaan ku dhicin inay soo xabaan gurato.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.