Muuse Biixi ayaa tiraba laba jeer ku hungoobey waraaq uu u qortey Cabi Axmed. Waraaqda ayaa ahayd codsi uu ka dalbanaayay uu kula kulmo Raiisal wasaaraha cusub ee Itoobiya Cabi Axmed.
Raiisal wasaare Cabi Axmed ayaa raba inuu xiro jalaafooyinka iyo mucaaradada ka jira geeska Afrika.
Muuse Biixi oo barakiciyay beeshiisa ISAAQ sanadkii 1988 markii jabhad dhegaxiran uu la soo galay Hargeysa oo dadku camiran yihiin ayaa welli wada barakicinta shacabka Somaliyeed asagoo hadda barakiciyay dadkii ku noolaa Tukaraq kuna doodaya hadda in uu gaarayo dhul Ingiriis hadyad u siiyay.
Wejiqabaxan ayaa imaanaya ayadoo Cabi Axmed welli ka soo jawaabin tiraba laba warqadood oo Muuse Biixi codsi ahaan ugu direy inuu la kulmo.
”Waan ku hungowney tiraba laba jeer oo aan codsanay in aan la kulano RW Cabi Axmed ayuu yiri masuul u hadley guriga Muuse Biixi.
Muuse Biixi ayaan welli tagin Addis ababa intii raiisal wasaare Cabi Axmed talada qabsaday ayadoo ay caadi u ahaan jirtey madaxdii ka horeyn jirtey inay isku shubaan Itoobiya kana soo shidaal qaataan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay