Muuse Biixi ayaa xabsiga u taxaabay abwaanad Niciima Qorane oo lagu haysto maxay Xamar u tagtey. Maxkamad Hargeysa ku taal ayaa gosha u gelisay laba sano oo xarig.
Muuse Biixi ayaa mudadii yarayd ee loo dhiibey maamulka xirey tobaneeyo loona xirey arimo sidan oo kale ah iyo maxaad wax iiga sheegtay.
Abwaanada ayaa ayadoo muwaadinad Somali ah Xamar tagtey halkaana ka dhiibatey gabayo guubaabo u ah ummada Somaliyed guud ahaan waana halka laga raacay.
Kooxda Muuse Biixi ka mid yahay ayaa Xamar iyo dadka ku nooli u yihiin cadowga koowaad.
Waxa ficilkan cambaareeyay siyaasiyiinta xorta ah ee maamulka Somaliland.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay