Muuse Biixi ayaa xilli dambe wasiiro u direy goobtii diyaaraduhu wax ku daadsheen oo ka tiraan Gobolka Woqooyi Galbeed gaar ahaan deegaano u dhow degmada Gabiley. Ilaa hadda lama garanayo waxay tureen waxay yihiin Muuse Biixina ma dalban in la keeno khuburo ka caawiya.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=sslcoCbeTlA[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS