08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi waa diidey lacag Muqdisho uga timaada maxaa la gudboon dawlada Somaliya

Muuse Biixi waa diidey lacag Muqdisho uga timaada maxaa markaasi la gudboon dawlada Somaliya si ay deeqda ay xaqa u leeyihiin u gaarsiiso shacabweynaha aan beesja dhexe ahayn.



Deeqda yar ee ka timaada dawladaha gacantu go’dey ee Yurub waxa toos dawlada Somaliya u siin jirtey maamulka beesha dhexe halkaas oo ay ku shuban jireen jeebka maadaama aan la arag wax dadka loogu qabtety.



Mar haddii Muuse Biixi diidey waxa waajib ku ah dawlada Somaliya in deeqihii ay awal ku bixin jirtey meelaha qaldan ee an gaari jirin halkii loo talogalay ay gaarsiisaa.



Hoos ka daawo asagoo daadufeeyay deeqdaas

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=d-DW2VB0Mn4[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS