Gudoomiyaha barlamaanka Khaatumo ee sheegtay inay wadahadal kula jiraan maamulka beesha dhexe ee Somalilaan ayaa ka hadley shirkii Jabuuti ee fashilmey ee Farmaajo lagu qasbey inuu tago. Shirkaas oo Maraykanku ka dhiganayaay istus iyo farogelin toosa ayaa waxa aad uga carooday dadka reer Woqooyiga ee la afduubtey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS