Muxaadaro qiimo leh oo ka hadlaysa arin Somalidu ku baaba’day iyo Sheekh Mustafe+MUUQAAL
Muxaadarada Jimcahan waa arin markasta taagan oo Somalidu ku baaba’day gaarsiisayna meel ayna ka soo kaban karin sanado badan. Waxa inoo soo jeedinaya Sheekh Mustafe sh Ismaaciil.