Iyadoo afgambigii lagu sameeyay dawlada akhwaanka ee Erdogan ayna wali kala cadayn cida guushu raaacday ayaa Ruushku ku baaqay in Turkidu ka fogaadaan dhiig daata.
Madaxweyne Erdogan oo hadlay ayaa sheegay in dawladu wali gacanta ku hayso dalka waxase muuqata in askartu joogaan dhowr goobood oo muhiima.
Maraykanka ayaa isna sheegay in la ilaaliyo nabada iyo xasinoolida. Halka midowga Yurub iyaguna sheegeen in duimoqraadiyada loo noqdo ayna muhiim tahay in xasiloonida la ilaaliyo.
Dadka badankiisa ayaa aaminsan in askartani khatar ku tahay deganaanshaha dalka ayna ka dambeeyaan reer galbeedku.
Waxase la sugaa halka uu ku dhamaado iyadoo wali dawladii sii jirto.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay