X

Naadiga Real Madrib oo si xun ugu awood sheegtay naadiga Liverpool

Naadiga Real Madrib ee dalkaasi Isbeyn ayaa oo si xun ugu awood sheegtay kooxda Liverpool ee Ingiriiska, ciyaar ka dhacdey dalkaasi Yukareyn ee midowgiI hore ee Soofiyeeti.

Ciyaartan oo Liverpool fifrficooni hore la soo baxdey ayayna hadana keeni wax la taaban karo ayagoo dhaafi waayay difaaca kooxda Real Madrib.



Ugu dambeyn waxa Liverpool dhulka la galay ciyaaryahanka gobolka Ingiriiska ee Wales ee lagu magacaabo Gareth Bale oo fiid hore direy Liverpool.

Waxa waxba tari waayay Maxamed Saaklax oo dhaafi waayay difaaca kooxda Real Madrib oo ka mid kuwa ugu adag kooxaha Yurub ayna u ciyaaraan ciyaaryahanada aduunka kuwooda ugu fiican.



Tababaraha naadiga REal Madrib SidaniniSidaan ayaa soo hooyay guushii labaad intii loo magacaabay maamulaha kooxda Real Madrib oo kooxda ugu koobab badan naadiyada Yurub.

Real Madrib ayaa ku badisay 3 gool iyo Hal.

Rashid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.