21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Nabadeynta beelo isku dilaya gobolka Sool oo markale loo fadhiistey

Nabadeynta beelo aan dhul isku haysan gobolka Sool oo markale loo fadhiistey. Beelaha gobolka Sool ayaa isku gaystey dilal iyo kala aargoosi, lamana garanayo waxa laysku haysto.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=5KHyR1leA9A[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS