Nabadoon Kismaayo ka caan ahaa oo baryahan lagu daawaynaayay Muqdisho ayaa u geeriyooday dhaawac soo gaaray. Maleeshiyada Axmed Madoobe oo ugaarsi ku bilowdey dadkii diidanaa isaga ayaa toogtey nabadoonka.
Abuukaate Axmed Jaamac ayaa maqaaxi ku taalla bartamaha magaalada Kismaayo ay ku dhaawaceen maleeshiyada Axmed Madoobe 13-kii September.
Sidoo kale waxaa uu ka mid ahaa Odayaasha dhaqanka ee sida weyn looga yaqaano deegaannada jubbaland.
Maaha markii ugu horeysay ee Axmed Madoobe ugaarsado dadka diidan askarta Kiiniya ee ku haysa Kismaayo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay