Wararka caawa aan ka helayno magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in nabadoon halkaadi lagu diley. Nabadoobka,ayaa si weyn loofa yaqaanau magaalada. Gaalkacyo ayaa amni daradu caadi u tagay maafaa ay jiraan laba maamul oo is diidan.
Nabaddoonka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdiqani Maxamed Cabdi Bale, waxaana uu ka mid ahaa waxgaradka sida weyn looga yaqaano gobolka Mudug.
Howlgaladan oo ay sameynayaan Ciidanka Amaanka ee Maamulka Puntland ayaa waxa ay ka socdaan xaafadaha ay ka kooban tahay Gaalkacyo qeybta Puntland, waxana dadka la,weydiiyay aqoonsi iyo inay cidkale ka garanayaan Gaalkacyo.
Maaha markii ugu horeysay ee nabadoon lagu dili Gaalkacyo waxana caadiyan ugaarsada nabadoonads kooxda gaaleynta Musliniinta ee shabaab.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay