Nabadsugida Somaliya ayaa ku guulaysatay in ay soo qabato gacan ku dhiigleyaal gaystay dilal naxariis daro ah oo ay ku jiraan haween ka xoogsanayay barlamaanka. Dhiigmiiratadan oo lix ah ayaa sida la sheegay u joogsanayay dadka jidadka waxa kale oo ku jira mid xaakim ahaa oo fuliyay sida la sheegay xukuno ka dhana dad masaakiina.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay