X

Nabiga csw ninkii caayay muxaadaro Xamar ma ku qaban karaa: Sheekh Cabdi Aweys

Shalay ayayd markii wadaadka Umal ewe hore u yiri Somalidu waraabaha ha cunto oo weliba hadalkaas sheegay xilli argagixisada geed lagu xirey Kismaayo ayaa sheegay inuu muxaadaro ku qabanaayo Muqdisho.


Waxase hadalkaa ka xanaaqay culimada Suufiyada oo argagixisada Salafiyiinta Sucuudigu taageero ay soo faqeen qabuuraha dadkii dhintey. Wadaadka Umul ayaa isagu beeniyay inuu GAALEEYAY culimada Suufiyada oo nabad lagu yaqaan.



Wadaadka Umal maanta ma qaban muxaadaradaa waxana garoonka uu shegay in lagu qananayo ku mudaaharaaday culimada Suufiyada. Hadaba Sheekh Cabdi Aweys ayaa isagu sheegay nin caayay nabigeena (CSW) sidee Xamar muxaadaro uga jeedin karaa.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.