24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Naftii halige Daacisha oo lagu guulaystay in dadka laga qabtey iyo sidii loo qabtey

Ciidanka NISA ayaa markii ugu horeysay ku guulaystey in ay gacanta ku dhigeen naftii halige ka tirsan kooxda dhiigmiiratada ah ee Daacish. Naftii haligahan ayaa rabey in uu xasuuq ka gaysto magaalada Muqdisho waxana la soo bandhigey sidii loo qabtey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS