X

Naqshadeyntii Boorama oo sidaan hore uga dignay budhcadnimo isku rogtey

Waxa dadka intiisa badan isku raacsan yihiin in la naqshadeeyo magaalada Boorama oo si xawliya u fideysa laakiin waxa taas samayn kara maamul awood u leh kharash haysta. Waxase sidaan hore uga dignay hadda bilowday budhcadnimo caadiya oo ah cagafna waan wataa askar qoryo watana waa ila socdaan gurigaan rabana waa duminayaa.


Hoos ka daawo dad si budhcadnimo loola dhaqamay oo maanta lagu bilaabay. Gudoomiyaha degmada Baradho oo nadaafad ka koobigareeyay kan Hargeysa ayaa hawshan ku galgashay.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.