X

Sadex xildhibaan oo lagu helay kicin qabiil oo xasaanada laga qaaday

Maamulka Koofur Galbeed oo u fariistey dacwad laga soo gudbiyay sadex xildhibaan oo lagu helay awrkacsi qabiil ayaa gacan taag looga xayuubiyay xilka xildhibaanimo. Waxa kulanka fadhiyay 63 xildhibaan waxana u codeeyay 38 xildhibaan in xilka laga qaado.


Sadexdan xildhibaan ayaa lagu kala magacaabaa Ismaacil Axmed Cabdullahi, Xasan Maxamed Guudow iyo Ibraahim Macalin Cali. Waxa xilka ka xayuubinta soo dhaweeyay bulshada reer Koofur Galbeed.



”Haddii ku qaraabteyaasha qabyaalada sidaan xilka looga qaadi lahaa waxaani ma dhaceen ayuu yiri Cali Calasow. Cashar ha u noqoto kuwa kale ee isleh ku awrkacsada bulsho walaala dhexdeeda.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.